( Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray Madxafka Qaranka oo dib loo dhisay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xarigga ka jaray Madxafka Qaranka ayaa ku bogaadiyey dhallinyaradii isu xilqaamay dib u dhiska Madxafka, ganacsatada Soomaaliyeed iyo shaqaalaha rayidka ah ee Dowladda sida ay uga mira dhaliyeen baaqii ku saabsanaa in dib loo dhiso xarumaha danta guud, bilicda iyo kaabeyaasha nolasha. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay … Continue reading ( Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo xariga ka jaray Madxafka Qaranka oo dib loo dhisay